Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Dagaal Culus oo Galabta Kadhacay Qeybo ka mid ah Degmada Hodan
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 01 2008
Dagaal Culus oo Galabta Kadhacay Qeybo ka mid ah Degmada Hodan
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 01 July 2008

waa muuqaalka gawaari dagaal oo soconayaMuqdisho,(insidesomalia.org)-Maantagelenkii daanbe ayaa waxaa dagaal xoogbadan uu kaqarxay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Dagaalkan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo kaashanaya Ciidamada Nabad ilaalinta Amison.

Dagaalka oo madaafiicda la isugu adeegsanayo laga maqlayo xaafado ka fog halka uu dagaalka ka socdo ayaa waxaa uu bilowday 5:40pm, waxaana uu ka socdaa Xaafadaha Tareebuunka, Taleex iyo nawaaxiga Isgoyska KM4.

Lama oga ilaa iyo haatan inta uu la egyahay khasaaraha uu geystay dagaalkan, waxaase la hubaa in uu jiro khasaare waayo waxaa la isu adeegsanayaa Madaafiic culus.

Xaafadaha uu dagaalka ka socda ayaa waxaa ay kamid tahay meelaha inta badan ay isku fara saaraan Ciidamada Dowlada iyo kuwa Muqaawamada ee ladagaalamaya.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >